Lacag aan caadi aheyn oo laga helay guriga Madaxweynihii hore ee Sudan

Xeer ilaalinta dalka Sudan ayaa bilowday baaritaan uu ku sameynayo Madaxweynaha xilka laga tuuray Cumar Xasan Al-Bashiir, kaasoo loo haysto eedeymo ah inuu si sharci-daro ah lacago u haystay lacago badan. Guddiga la dagaalama musuqmaasuqa ee uu sameeyay goblaha milateriga ayaa sheegay in ciidammada ammaanku ay soo heleen lacago Euros, doolar iyo pound-ka Suudaan isugu … Continue reading Lacag aan caadi aheyn oo laga helay guriga Madaxweynihii hore ee Sudan